Muddo 22 Sano Ah Ma Xiirin Shaarubaha

0
335

Juwanis Jaarjar oo da’diisu tahay 60 jir  oo u dhashay dalka Hindiya isla markaana degan magaalada Axmedabaad  ee dalkaasi ayaa la sheegay in muddo 22 sano ah aanu xiirin timaha shaarubihiisa.  Shaarubaha ninkan ayaa gaadhaya 12 mitir iyo badh.
Waxaana Juwanis loo aqoonsaday inuu yahay kan dunida ugu shaarubaha dheer. Ninkan ayaa dunida oo dhan laga daawaday markii buuga jiiniyaska lagu daray ee uu noqday ninka ugu shaarubaha dheer caalamka, arintaasi oo ka dhigtay inuu noqdo qof caan ka ah dunida

Leave a Reply