Dayaarado Dhoollatus Samaynayay oo Isku Dhacay

0
302

Ugu yaraan hal qof ayaa dhintey kadib markii ay isku dhaceen laba dayaaradood oo yaryar iyaga oo sameynaya dhoolatus hawada ah.
Shilka ayaa ka dhacay  sida ay sheegeen boolisku waqooyiga  Switzerland.
Warbaahinta Swiss ayaa sheegtey in beyloodadii midkood ay u suuragashey inuu ku baxsado baarashuut.
 
Shilka dayuuradeed ee ka dhacay  Switzerland ayaa yimi maalin kadib markii ay 11 qof ku dhinteen, qaar kalena k dhaawacmeen markii ay dayaarad milateri oo bandhig sameynaysay ku soo dhacdey  dariiq mashquul ah koofurta UK..
 

Leave a Reply