Tahriibayaal ku Qulqulaya Hungary

0
305

Boqolaal qof oo tahriibayaal ah oo intooda badan ka yimid Suuriya ayaa tagaya Masedoniya, kadib markii masuuliyiinta ay fureen xudduuda ay la leeyihiin Gariiga.
Waxay qaadanayaan tareeno iyo basas u socda Serbiya, iyagoo rajaynaya inay galaan Hungary kadibna ay u safraan dalalka waqooyiga Yurub ee ka tirsan Midowga Yurub.
Khamiistii, Masedonia ayaa ku dhawaaqday xaalad deg deg ah boliiskana waxay ku fureen dadka xabadaha caaga ah, iyo gaaska ilmada dadka ka keena si ay dib ugu celiyaan dadka.
Qiyaastii laba kun oo qof ayaa imanaya Hungary maalin walba, ka hor intaan la dhamayn darbi silig ah oo ay xuduuda ku xidhayso.
 

Leave a Reply