Hargeysa (Dawan)- Maamulka Wasaaradda waxbarashada Somaliland ayaa ku dhawaaqay natiijada Imtixaanadka shahaadiga ah ee sannad dugsiyeedka dhammaaday oo ay u fadhiisteen in ka badan 23000 oo arday oo dugsiyada sare iyo kuwa dhexe iskugu jira.
Maamulka Wasaaradda iyo xafiiska Imtixaanaadka guud ee qaranka Somaliland ayaa wada-jir ugu dhawaaqay natiiijada ardayda ugu sarraysa sannadkan, iyaga oo u kala saarray ardayda ugu sarraysa dugsiyada dawladda, kuwa ugu sarreeya dugsiyada gaarka loo leeyahay iyo dugsiga SOS oo dhammaantood laga soo qaatay tobanka Arday ee ugu sarreeya.
Sidoo kale waxa la shaaciyay korodhka Ardayda iyo dugsiyada waxbarashada ee u fadhiistay Imtixaanka shahaadiga ah ee sannadkan iyo tirada sannadkii hore, waxaana la sheegay in Iskuuladda dhexe ee sannadkii hore u fadhiistay imtixaanka shahaadiga ah ay ahaayeen 289 Dugsi, halka sanadkan ay u fadhiisteen 323 Dugsi.
Dugsiyada sare ee sannadkii hore u fadhiistay imtixaanka ayaa ahaa 89 Iskuul oo sare, halka sannadkan ay u fadhiisteen 97 iskuul. Sannadkii hore tirada ardayda dugsiyada dhexe u fadhiistay Imtixaanka shahaadiga ah ayaa waxay dhamaayeen Saddex iyo toban kun iyo saddex boqol oo arday, (13300 Arday), halka sanadkan ay u fadhiisteen Saddex iyo toban kun sagaal boqol iyo siddeetan iyo shan (13985 Arday).
Dugsiyada Sarre ee dalka ayaa sannadkii hore waxay ahaayeen todoba kun iyo siddeed boqol (7800 Arday), halka sannadkan ay yihiin Sagaal kun saddex boqol iyo afar iyo konton Arday (9354)
Liiska Ardayda Ugu Sarraysa Qaybaha Loo Habeeyay Iskuullada
Fiiro gaar ah: Ardayda qaar ayaa isku dhibco ah oo wada galay isku Kaalin, islamarkaana isbedel ku samaynaya Lambarada 10-ka ah.
Tobanka Arday ee ugu sarreeya Dugsiga SOS
Kaalinta, Magaca, Natiijada, Iskuulka
- Cabdiraxmaan Barre Muxumed Nuur , 764
- Cabdiraxmaan Cabdillaahi Faarax Khalaf, 763
- Sacad Xaamud Muuse Cabdillaahi, 755
- Cabdiraxmaan Xasan Managed Axmed, 754
- Cabdiraxmaan Khadar Yoonis Axmed, 749
- Cabdicasiis Mawliid Cabdi Bade, 747
- Rooble Siciid Maxamuud Maxamed, 746
- Managed Cabdi Axmed Jaamac, 744
- Cismaan Xasan Cismaan Yuusuf, 743
- Samsam Axmed Maxamuud Cawad, 741 .
Saddexda Hablood ee Dugsiga SOS Ugu sarreeya;-
- Samsam Axmed Maxamuud Cawad, 741
- Hodan Maxamed Ibraahin Ciise, 732
- Nimco Muxumed Aw Saleebaan, 724.
Tobanka Arday ee ugu sareeya Dugsiga Dhexe
Kaalinta Magaca Natiijada, Dugsiga, Gobolka
- Nadiira Khadar Xasan. 653, Al-khayr Maroodijeex
2 Cabdiqani Mustafe Nuur Jaamac 653, Al-rayaan M.jeex
- Khaalid Cabdi Xasan Cadaad, 652, Al-rayaan, M.jeex
4 Hooda Xasan Salaan Cali, 652 Ibnu-Qayim , M.jeex
- Samda Shabcaan Cabdi Cilmi, 649, Al-huda, M.jeex
- Xamse Idiris Sh. Cabdirisaaq Xaaji Siciid, 648, Cigaal Gabiley
- Najiib Cabdi Xasan Haybe, 642 Al-khayr, M.Jeex
8 Liibaan Cabdi Xuseen Haybe, 642, Al-khay M.jeex
9 Saamiya Cismaan Diiriye Magan , 642 Sh.Madar Institute
10 Layla Ismaaciil Shukri Cabdi, 642 Al-rayaan M.jeex
11 Samsam Cumar Fadal, 642, Al-huda M.jeex
12 Cabdiqani Ibraahin Cige Xasan, 642, Qolombi Togdheer
13 Ayaanle Maxamuud Cabdi Xasan, 642, Xuseen Miigane. Awdal
Hablaha ugu sareeya dalka oo dhan ee Dugsiga dhexe
Kaalinta, Magaca, Natiiijada, Dugsiga, Gobolka
1 Nadiira Khadar Xasan, Al-khayr, Maroodijeex
2 Hoodo Xasan Salaan Cali, Ibnu-Qayim, M.Jeex
3 Samsam Shabcaan Cabdi Cilmi, Al-huda M.Jeex
4 Saamiya Cismaan Diiriye Magan, Sh.Madar M.Jeex
5 Samsam Cumar Fadal Ayman, Al-huda M.Jeex
6 Layla Ismaaciil Shukri, Al-rayaan M.Jeex
7 Habbi Ismaaciil Muuse Cali, Al-rayaan M.Jeex
8 Hodan Managed Sheekh Xasan Ducale, Al-huda, M.Jeex
9 Nadiira Maxamuud Hurre, Geeska Africa Togdheer
10 Caasha Ibraahin Xaaji Ciise, Xuseen Miigane, Awdal
Tobanka Arday ee ugu sareeya Dugsiyada Sare
Kaalinta, Magaca, Natiijada, Dugsiga, Gobolka
1 Cabdiraxmaan Maxamed Cige Jaamac, 756, Nuradiin Boys Maroodijeex
2 Maxamed Cismaan Aadan Guuleed, 755, Imamu-Shafici, Gabiley
3 Cabdillaahi Maxamed C/llaahi Xasan, 748, Ubaya-Binu Kacab, Awdal
3 Naciima Maxamed Faarax Jaamac, 748, Smart Togdheer
5 Shabcaan Maxamed Cali Illeeye, 747, Imamu Shafici Gabiley
6 Hana Jaamac Cabdiraxmaan Xasan, 740, Salaama, M.jeex
6 Bashiir Jaamac Maxamuud Muuse, 740,, Dayaxa Togdheer
8 Cali Cabdi Jaamac Dabay, 739, Dayaxa Togdheer
9 Deeqa Aadan Axmed Diiriye, 738, Ileys M.jeex
10 Maxamuud Khadar Xasan Ducaale, 737, Salaama, M.jeex
10 Cabdifataax Sheekh Maxamuud Yuusuf Obsiiye, 737, Ubaya Binu Kacab Awdal
Hablaha ugu sareeya Dugsiyada sare ee gaarka loo leeyahay
Kaalinta, Natiijada, Dugsiga, Gobolka
- Niciima Maxamed Faarax, 748, Smart, Togdheer
- Hana Jaamac Cabdiraxmaan Xasan, 740, Salaama, Maroodijeex
- Deeqa Aadan Axmed Diiriye, 738, Ileys M.jeex
- Nasiiha Xuseen Maxamuud Ducale, 735 Smart Togdheer
- Isra Axmed Haaruun Ismaaciil, 732, Salaama, M.jeex
- Bahja Aadan Ibraahin Maxamed , 730, Salaama M.jeex
- Amran Axmed Maxamuud Cali, 728, Salaama M.jeex
- Saynab Axmed Maxamed Sarhaye, 727, NuradinGirls, M.jeex
- Faadumo Cabdilqaadir Faarax Ayaanle, 726, Dayaxa Togdheer
- Najax Cismaan Maxamed Maxamuud, 725, Smart Togdheer
10-ka Hablood ee ugu sareeya Dugsiyada dawliga ah ee sare
Kaalinta, Magaca, Natiijada, Dugsiga, Gobolka
1 Ifraax Axmed Maxamed Ibraahin, 710, Quule-aadan, Maroodijeex
2 Muuna Maxamed Xasan Jaamac, 702, Gahayr Togdheer
3 Ikraan Cabdiraxmaan Maxamed Cilmi, 701, Quule-aadan M.jeex
4 Hoodo Maxamed Yuusuf Barre, 688, Maxamuud A. Ali M.jeex
5 Kaltuun Cabdirashiid Maxamed Sulayman, 685 Sheekh Bashiir Togdheer
6 Hoodo Siciid Samatar Dhible, 682, Quule Aadan M.Jeex
6 Mahado Cabdi Xaashi Waabari, 682, Boon, Awdal
8 Aamina Ibraahin Faarax Maxamed, 680, Samatar Baxnaan, Buuhoodle
9 Aamina Cabdiraxmaan Ismaaciil Nuur, 679, Gahayr, Togdheer
10 Aasiya Cabdiraxmaan Cali Xirsi, 678, Gahayr, Togdheer
10-ka Wiil ee u sareeya Dugsiyada Sare ee Dawladda
Magaca, Natiijo, Dugsiga, Gobolka
1 Xamse Cumar Maxamed Guuleed 725, Sh. Ibraahim,Togdheer
2 Axmed Muxumed Maxamed Ibraahim, 723, Quule Aadan, M.jeex
2 Farxaan Cabdi Xaaji Diiriye gadale 723, Sh.Ibraahim, Togdheer
2 Ciise Maxamed Bulaale Axmed, 723, Muuse Yuusuf, Sool
5 Maxamed-rashiid Axmed Maxmed Diiriye, 718, Gahayr, Togdheer
6 Cabdikariin Ismaaciil Cali Maxamuud, 711, Maxamuud A.Cali, M.jeex
7 Maxamed Aadan Axmed Cabdi, 709, Dayib-guray, M.jeex
8 Cabdirisaaq Baaruud Xasan Cigaal, 708, Sh. Bashiir Togdheer
9 Nuur Aadan Xuseen Raage, 707, Maxamuud A.Cali, M.jeex
By. Khadar M. Xaashi
Dawannews Hargeysa office