Kamaradii Sawir Qaade Lewis Ee Taariikhda Gashay

0
414

Sanadkii 1838 ayaa noqday kii lagu guulaystay in la soo saaro sawirka Photographka ah, kaasi oo wakhtigaasi ahaa bilaa midab. Kamarada sawirkan lagu qaaday waxa sameeyay Luiwes Dagier oo u dhashay dalka Faransiiska.
Sawirka lagu qaaday ayaa ah suuqyada caasimadda Paris mid ka mid ah. Waxaana ay qaadatay 7 daqiiqo diyaarinta in sawirkaasi la qaado. Sanadkii  1951 wadaadka Levy Hill ayaa isna soo saaray kamarada sawirka midabka leh, waxaana loo adeegsaday qalab lagu magacaabo hillotype.  Markii culimadu baadhayna waxa la ogaaday inuu yahay qalab si wanaagasan u shaqaynaya.

Leave a Reply