Geedka Keliya Ee Ka Badbaaday Qunubuladii Horashima!

0
354

Geedka keliya ee ka badbaaday Qunbuladii uu ku riday Maraykanku sanadkii 1945 magaalada Horashima ee dalka japan  ayaa lagu magacaabaa Hibaku Jumoku. Qunubuladaasi ayaa dhamaan baabiisay  wax kasta oo magaladaasi lahayd marka laga reebo geedkan. Saynis yahanka Maraykanka ee Harlod Jakobesin oo ka qayb qaatay mashruuca Manhatan ayaa u sheegay wargeyska Washington Post  in magaalada Haroshima ay  noqon doonto mid aan nololi ka jiri doonin 75 sano ka dib, laakiin saadaashaasi ayaan run noqon. Saynis yahanada ayaa aad ula yaaban sababta geedkani uu uga badbaaday qunubuladaasi.  Waxaana wakhtigan lagu xidhay boodh caalamad ah oo ay ku qoran tahaya geedkii la qunbulada lagu riday.

Leave a Reply