Dalka Talyaaniga waxa mamnuuc in qofk gaadhiga wada uu ka shidaal beelo, waxaana la ganaxayaa lacag dhan $ 65, iyadoo looga jeedo in dadkii la socday uu wakhtigii ku lumiyay.
Dalka Ingiriiskana waxa ka jira qaynuun aad loola yaabay oo ah in qofna aanu ku dhiman guriga baarlamanka gudihiisa.