Suuqa Madow Ee Dunida Ugu Weyn Ee Internetka!

0
409

Waa goob ay diyaar ku yihiin kooxaha Maafiyada ah , kuwa ka ganacasada xubanaha jidhka Aadamiga, tuugada, Mukhaadaraadka, hubka noocyadiisa kala duwan. Waa goob ay isugu yimaadaan kooxaha caabuda shaydaanka, kuwo dilalka loo kiryasto fuliya, mukhaadraadka waa suuq laga helo wax kasta oo mamnuuc ah oo haddana aan laga baqa qabin ciidan. waa suuqa madow ee ugu weyn dunida maanta. Waa Internetka madaw ama qarsoon, maaha kana aan adeegsano. Deep Web.
Bedka ay adeegsadaan bogaga Internetka (Websites) caadiga ee  ayaa ah lagu qiyaasay 167,000 GG, laakiin Website Madoobi wuxu lagu qiyaasay 91,000,000 GG, qiyaastaasi waa tan dusha ka muuqata laakiin haddana lama garan karo inta uu dherekiisu hoos u jiro bada gudaheeda. Gelitaanka Websitakni maaha waxa fudud waxa loo baahdaa in lagu galo ogolaansho, haddii aad ka baadho Google suurtagal ma ahaa inaad wax raad ah ka hesho.
 

Leave a Reply