Qaabkee Maskaxda Iyo Jidhku U Wada Shaqeeyaan!

0
352

Cilmiga Saynisku haddii aad u qaadatay inuu gaadhay meel sare, weli waa bilow iyadoo ay adag tahay inay fahmaan sida jidhku u qaato amarada maskaxda.
Waxaana yaab noqotay in marar badan wax qofku  rumaystay oo aan ahayn asal oo Foorjari uu jidhka wax ka bedelo taasi oo ah sida ay maskaxdu u rumaysaty ugana jawaabtay. Tusaale ahaan haddii raadka dawo aan xaqiiqi ahayn qofka la siiyo oo uu rumaysto inay tahay taasi tii saxda ahayd, waxaa cadaatay  inay waxtar u yeelanayso jidhka, sababta rumaysashada caqliga oo keliya, taasi oo uu jidhkuna raacayo amarka caqliga.
Arimahaasi iyo kuwo kale oo badan ayaa ilaa wakhtigan xaadirka ah ay ku wareereen saynis yahanadu sida ay u wada sheqeeyaan Jidhka iyo caqligu, waana arrin aan ilaa wakhtigan xaadirka aan la fahmin.

Leave a Reply