Xikmadaha Iyo Odhaahyo Qaali ah Sumcadda (Repetition)

0
1880

“Sumcadada Waxa ay ku kaydsan tahay qalbiyada mujtamaca aad la nooshahay  Sumcaddu wax aad adigu maamuli karto maaha, laakiin waxa aad awood u ledahay in aad xakamayso  dhaqanka iyo akhlaaqda aad helaysid Sumcadas”
Waxa Shayga Ugu qaalisan ee aad heli kartaa  wakhtiga , laakiin ma og tahay  inay tahay arrinka ugu xun haddii aanad ka faa’iidaysan wakhtigaasi qaali ah.
Dumarku marka ay la kulmaan arrin ay doonayaan ama xiisaynayaan si degdeg ah ayay go’aanka u gaadhaan, taasi oo ku qaadata muddo 3 daqiiqo ah. Laakiin aqoon yahano cilimiga barashada  Physocology-ga ah ayaa cadeeyay in raguu aanu go’aankaasi degeg u gaadhin ku qaadato 7 Ilbidhiqsi.
Nin xikmad badnaa ayaa maalin lagu yidhi marka maydka naxashka lagu qaado , ma waxaan noqda kuwa horeeya ee xagga hore sida , mise kuwa dhinac danbe sida, keebaa labada wanaagsan? Waxaana uu ku jawaabay “ Xagga hore iyo xagga  danbe kii aad doonto ka qabo, waxa fiiican in aanad adigu maydka noqon”.

Leave a Reply