Mayd Maxkamad Lagu Soo Taagay Dalka Talyaaniga

0
296

Mr.Lorenzo Castelli ayaa dhintay, ka dib markii uu jiidhay  tareenku sannadkii 1977. Sida caadiga ah waxay ahayd in maydkan uu yahay ka dhibanaha ah oo aan wax dembi lagu leeyahay aanu jirin.
Laakiin shilkan geeridiisa ayaa keenay in dib u dhac ku yimaado saddex tareen oo kale kuwaasi oo noqday taariikhda dunida markii ugu horaysay ee tareen uu dib u dhaco 30 daqiiqo. Sidaas darteed shirkadda maamulaysay khadadka tareenada ee dalka Talyaaniga ayaa maydkaasi maxkamada ka dacwaysay.
Maydka ayaa maxkamada la keenay oo weliba lagu fadhiisiyay kursiga eedaysanaha iyadoo loo qabtay looyaro difaaca. Looyarada maydka difaacayay ayaa ku dooday in Maydkani uu ku waayay shilkaasi naftiisa, taasi oo ka muhiimsan dooda shirkadda.  Arrintan ayaa lagu daray arrimaha (strangeness)  yaabka leh ee ka dhaca dunida.

Leave a Reply