Maaha in Maydka Qalab Lagu Kanfo

0
302

Shaqaalaha qaabilsan kafanta iyo aaska dadka dhinta ee dalka japan ayaa sameeyay bandhig ay ku muujinayaan shaqadooda iyo sida ay muhiim u u tahay.
Shunji Kimura oo ka mid ah dadka qaban qaabiyay bandhigan ayaa sheegay inay dadk tusayaan in aanay sax ahayn in qofka dhinta qalab loo adeegsado kafantiisa sida ay dad badani jecel yihiin, waxaanu sheegay inay dadka u muujinayan inay wanaagsan tahay in shaqaaluhu gacanta ku kanfaan, taasi oo noqonaysa in si caadifad leh oo naxariisi ka muuqato loola dhaqmayo maydka madaama uu ka mid ah xubnaha qoyska.
Xubno dadka ka tirsan ayaa lagu metelay inay iska dhigaan mayd si loo tuso degdeg iyo dhakhsaha shaqaaluhu u kanfaan maydka iyagoon adeegsan qalab maydka dhib ku keenay. Taasi oo lagu qancinyay dad badan oo aaminsan qalabku inay ku wanaagsan yihiin kafanta maydka.

Leave a Reply