Waxa Jira Dad Aan Abaalka Ilaawin

0
455

Wiil u dhashay dalka Kuwayt  ayaa  booqday dalka Siirilaanka. Wiilkan ayay ujeedadiisu ahayd inuu soo arko isla markaana wax taro islaan wakhtigan da’ ah oo u dhalatay  dalkaasi. Islaanta ayaa markii ay ka shaqaysan jirtay Kuwait jaariyad u ahaydb qoyska wiilka.
Iyadoo wakhtigan gabowday oo ku nool dalkeed ayaa wiilka iyo qoyskiisa waxa soo jiitay sidii naxariista badnayd ee ay wiilkan yaraantiisa u xanaanayn jirtay, iyadoo inta badan wiilkan  noloshiisa markii uu yara gacant aku haysay.
Waxayna aad ugu farxday sida xusuusta leh ee uu wiilkaasi u guday abaaalkii ay ku lahayd wakhtigii korintiisa oo ay sheegtay inay aad u daryeelo jirtay.

Leave a Reply