Faalka iyo Saadaasha Sanadkan 2016 Ee Yurub

0
413

Islaanta faaliyaha ah ee Baba fanga oo wakhtigan da’deedu dhaaftay 00 sano oo u dhalatay Baltig ayaa sida la sheegay ku saadaalisay sanadka 2016 in Yurub ay weerari doonaan kooxo maleeshiyaad muslimiin ah kaasi oo marka horseedi doonta burburka Yurub.
Saadaal hore oo ay sheegtay intii aanu bilaabin dagaalkii Suuriya ayaa sida lagu daabacay booga wargeyska Al-uma ee Masar ay sheegtay in dagaalka Yurub ku burburaysaa uu ka bilaabmayo Suuriya.   Islaantan oo wakhtigan da’ isla markaana indhaha aan waxba ka arag  ayaa la sheegay inay ka faashdaan madax badan oo caalamka ah.

Leave a Reply