Markii Uu Booliisku Qaban lahaa Ayay Sixiy Adeegsatay

0
409

Islaan saaxirad ah oo  Afrikaan ah kuna nool dalka Imaaraadka ayay u suurtagashay inay ka baxsato booliiska ka dib markii ay isku deyeen inay soo xidhaan iyagoo dad badani ka cabanayay inay sixir ku fulisay.
Saaxiradan ayaa  la sheegay inay adeegsatay jiman, iyada oo ciidamada Booliskuna ay adeegsadeen quraan, balse waxaa la sheegay in ay la kulmeen arin yaab leh, taasi oo ahayd inay si dhib yar isugu dhiibto booliiska iyadoo ooyaysa.
booliiska ayaa sheegay ka hor intii aanay adeegsan quraanka inay adkayd inay gaadhaan iyada oo ay dhexdooda teed yaallay. Saaxiradan booliisku qabtay ayaa la sheegay inay dad badan dhibaato u geystay.

Leave a Reply