Deyrkii Shiinaha Ee Aan Waxba Ka Tarin Cadowga!

0
379

Markii ay  xukuumadihii Shiinuhu doonayeen inay ku noolaaddaan amaan iyo nabadgelyo, waxay dhisteen deyr weyn waxayna filayeen in aanay kooxna suurtgal u ahayn inay soo koraan ama soo dalooliyaan deyrka madaama oo ay u dhiseen si adag iyagoo weliba dhererkiisan aad u fogeyeey.
Laakiin nasiib darro boqolkii sanno ee ugu horeeyay dhismaha deyrka Shiinaha waxa ku dhacay saddex  weerar oo waaweyn iyadoo markasta ciidanka soo weerarayay aanu isku dhibayn dayrka inay dalooliyaan ama koraan laakiin uu ka soo gelayay albaabka ka dib marka ay laaluush siiyaan askarta albaabka ilaalinaysa.
Waxaana la sheegaay in Shiinuhu aanu isku dhibin dhismaha dadka laakiin uu ku dadaalalay dhismaha deyr weyn. Dhisidda dadka ayaa ah mid ka muhiimsan wax kasta.

Leave a Reply