Waa xarun parkling ah oo baabuurta la dhigto oo ku taalla dalka Japan. Waa goob dhulka hoostiisa ah oo qaada 5000 gaadhi. Inta badan parking ayaa ah mid buuxa oo aanay waxba ka banaanayn.
Waxa yaab ah in iyagoo la dhiagy 5000 oo gaadhi haddana qof kasta oo doonayaa inuu gaadhigiisa la baxo aanay ku qaadanayn daqiiqado gudahood. Isagoo aan daal iyo cadho midna dareemin.