Naftaada Inaad Fahanto Ayaa Kugu Filan

0
666

Mararka qaarkood waxa dhacda inaad laabta ka dareento cidhiidhi iyadoo ay sabab u tahay dadka oo ka fahmi waayay. Dareenkaasiย  yaanu kugu keenin dhibaato, maxaa yeelay maaha wax khasab ah inay dadka oo dhami kuwada fahmaan, waxa kugu filan inaad adigu naftaadaย  fahansan tahay, oo aad ka qiimo badan tahay sidan aad isu haysato ee cidhiidhiga kugu abuurtay.
Ku raaxayso nolosha wanaagsan oo iska saar cidhiiga iyo diiqada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here