Rag Naadir Ah Ayaa Sidan Samaynaya

0
762

Markii ay lamaanuhu marayeen suuqa dhexdiisa ayay gabadhiisa ka furantay  kabteedii. Ninkeeda ayaa diiday inay foorarsato  oo ay kabta xidhato. Isaga ayaa iyadoo taagan kabta u xidhay, waxay isku dayday inay ninkeeda u diido hawshaasi waxayna ku tidhi :” Iska dhaaf aniga ayaa xidhanayee yay dadku ku ceebaynine” laakiin wuxu ugu jawaabay “Ceebtu waa adigoo ay  jidhkaaga arkaan raggu”. Sidaasi ayay  rag yari qoysaskooda u adeecaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here