Nayjeeriya oo Dad Badan lagu Dilay

0
424

Wararka ka imanaya waqooyi bari ee Nigria ayaa sheegaya in tuulada Delori ee u dhaw Maduguri ay kooxda Boko Xaraam ku dileen dad rayida oo badan oo gaadhaya 50 qof iyagoo dab qabadsiiyey carshaantii tuuladaas ku yaalay .
Kooxda Booko Xaraam iuyo ciidamada Nigeria ayaa ku hardamaya gobolkaasi iyadoo dagaaladu ku fideen dhanka waqooyiga Kamaroon.
 

Leave a Reply