Qarnigii 19aad Wuxuu Qayb Weny Ka Qaatay

0
448

Qorigan sawirka ka muqda oo lagu magacaabo Bont waa mid la isticmaali jiray qarnigii 19aad, kaasi oo ay ku ugaadhsan jireen shimbiraha. Dhererkiisa ayaa ah 3 mitir waxaana wada qaadii jiray laba qof. Rasaast ku  jirta ayaa ahayd 450 g.
 
Fogaanta uu wax ka dili jiray ayaa iyana ahayd 6- 12 mitir oo keliya. Qorigan oo loo yaqaanay Bont waxa qaadan jiray ragga doonyaha wata si ay ugu ugaadhsadaan shimbirha biyaha dushooda jooga, iyagoo markii ay qaadi kari waayaan saari jiray doonida.
Waxaana uu ahaa qarnigaasi mid qayb weyn ka qaatay ugaadhisiga shimbirha iyo xayawaanada kala duwan. Marka la doonayo in wax lagu toogto waa inuu jiraa qof kale oo isna kula hayaa, haddii kale waa inuu saaran yahay dooni ama shay kale.
 

Leave a Reply