Ogaysiiska Indhoolaha

0
366

Nin indhoole aha ayaa fadhiyay cimaarad weyn horteed isagoo sitay boodh uu ku qoray “ Waxaan ahay indhoole i gargaara”? , nin ayaa soo maray indhoolahan waxaan uu uu arkay in aany dadku wax badan siinayan. Indhoolaha ooay dhinac taallay boodhka ayuu ka qaaday iagoo ogsiin waxaan auu ku sameeyay qoraal kale , ka diban halkeedii ayuu ayuu dhigay “ Markaasi ayay dadkii aad u wax u siiyeen, indhoolihii ayaa dareemayinay wax is bedeleen, waxaan uu maqlay inay dadku hadal hayaan qoraal aan kiisa ahayn, markaasi ayuu weyiidya nin wax siiyay maxaa ku qoran boodhkayga ?
Markaasi ayuu ku yidhi “ Waxaynu galay wakhtigii guga, laakiin anigu awood uma lihi inaan arko quruxdiisa”. Haddaba bedel weedhahaaga markaad aragto in arimuhu aanay u  socon sidii aad doonaysay.

Leave a Reply