Hadyadihii Badnaa Ayay Ka Dacwootay

0
292

Gabadh u dhalatay dalka Belgimka ayaa maxkamadda ka dacwaysay ninkeeda. Gabadhan oo lagu magacaabo Marin ayaa sheegtay inuu bishan oo keliya usoo diray 40 hadyadooda, taasina aanay u dulqaadin Karin hadyado xad dhaaf.
Maxkamadda ayaa ninkan u yeedhay si arinkaasi loogu sheegi inuu joojiyo, laakiin ninkan ayaa ka codsaday maxkamadda inay u ogolaato tiro go’an oo uu diro.

Leave a Reply