Gabadha Maalintii Cunta 3 Midh Oo Muusa Waxa Lagu Abaalmarinayaa $9000 Oo Dollar Lacag Ah

0
291

Khubarro u dhalatay wadanka Maraykanka ayaa soo jeediyey fikirka ah in gabadhii maalintii cunta muus dhan ilaa 3 midh oo muus ah la siiyo lacag dhan ilaa $900 oo dollar oo abaal marin ah.
Tan ayaa ka dambaysay kadib markii ay jaamacadda University of Lowa samaysay daraasad ay ku ogaatay in dumarka dalkaasi qaybo badan oo kamid ah ay ka maqan tahay macdanta Vitamin A du,taas oo laga helo badideeda Muuska.
Daraasadan ayaa la ogaaday kadib markii daraasad lagu sameeyey ilaa 12 dumar ah,kuwaas oo dhiigooda lagu ogaaday in aanay ku jirin Vitamin A du ama ka maqan tahay,iyada oo saynisyahano kalena rumaysan yihiin in muusku dhaawaco qaybo caafimaadka kamid ah.
 
 
 

Leave a Reply