Yurub oo maanta caafimaadka iyo cilmiga heer fican kama maraysa ma la socotaa in sanadkii 1946 ay dad badani aaminsanaayeen caadooyin yaab leh oo dhinaca caafimadka ah.
Waxa dalal badan ka jirtay in qofka dhabarku xanuuno , inta beerka loo jiifiyo dusha uu kaga fadhiisan jiray xayawaanka Dubaha. Waxaana ay u tegi jireen dad iyagu si gaar ah u tababaray xayawaankaasi oo lacag qaadan jiray.