Maxay Horumarka Ku Gaadhay Austeria?

0
325

Dalka Austria waa mid ka mid ah dalalka dunida ugu dhaqaalaha sarreeya, dhinaca waxabarashada bulshada  98% ayaa ah aqoonyahano, waan taasi tan ka dhigtay dala horumarsan.

Dalka Austria waxbarashadu 9 ka sanno ee u horreeya waa bilaash iyadoo weliba ay tahay mid khasab ku ah bulshada inay qaataan. Dalka Austeria jaamacahadaha ka dhisan waa 34 jaamacadood , 23 ka mid ah dawlada ayaa gacanta ku haysa, halka 11 madax banaana yihiin. Jaamacahadaha Austria sideed ka mid ah ayaa derejooyinka iyo kaalmaha u horeeya dunida kaga jira.

Leave a Reply