Sharafta Masaakiinta Iyo Saboolnimada

0
550

Saxaabiga Usaamah bin Zayd (Rc) wuxuu yidhi: Nebigu (scw) wuxuu yidhi: Habeenkii Micraajka (Samad loo dheelmiyey) markaan istaagay Jannada albaabkeeda, waxaan arkay in waxa galay ay u badan yihiin masaakiintii. Iyadoo dadkii hodonka ahaa loo diiday gelitaanka. Ehlu Naarkiina waxa la amaray in naarta loo kaxeeyo, oo lagu takhaantukhiyo, markaas haddana waxaan istaagey naarta albaabkeeda, mise waxa galay waxaa u badan dumar”. (Bukhaari iyo Muslim). Kitaabka Riyaadka.

 

Leave a Reply