Arooskii Murugada Noqday

0
373

Sannadkii 1911-kii ayay ahayd markii ay dhacday mid ka mid ahaa dhimashooyinka ugu naxdinta iyo yaabka badan dunidda, ka dib markii aroos ka socday tuulo oo ay ka soo qayb galeen 120 qof oo isugu jira rag iyo dumar ay soo weerareen Yey gaajaysani.

Koox fardoolay ah oo arooska joogtay ayaa ka hor tegay laakiin nasiib darro Yeyda oo aad u gaajaysnayd ayay iska difaaci kari waayeen.

Waxaana arrintaasi keentay in 120 qof ee arooska ka soo qayb galay ay ka nabad galeen oo keliya laba qof Yeydaasi gaajaysan. Dhacdadaasi ayaa  lagu daray liiska dhacdooyinka dhimasho ee dunidda ka dhacay ee taariikhda ku galay naxdinta iyo yaabka.

Leave a Reply