Dad Ku Noolaa Dhulka Hoostiisa!

0
385

Sanadkii 1963 ayaa la helay magaalo ku taalla dhulka hoostiisa oo ay ka dhisan yihiin 118 dabaq. Magaaladan oo lagu magacaabo  Dirinkoyo waxa ku degenaa dad gaadhaya 20 kun qof, waana magaalad ugu weyn dunida ee laga helaydhulka hoostiisa.

Magaalada Dirinkoyo waxay ku taalla mandaqada Cappadocia ee dalka Turkiga. Waxaana la sheegay inay 100 mitir dhulka hoos u jirto, waana magaalo si fiican u lahayd goobaha baahiyaha bulshada, inkasta oo aanay ahayn mid aad saraysa.

Waxaana magalaadan dhisay xadaaradihii hore ee ay dagaaladu joogtada ahaayeen si ay u helaan goob amaan ah oo ay ku noolaadan. Magaaladan aya lahayd albaab yar oo laga galo lagana baxo.

Leave a Reply