Farxadda Waa in Lagula Wadaago!

0
471

Bulshada muslimiinta waxa looga baahan yahay inay mar kasta wanaagga isla jeclaadaan. Rasuulka Allah (scw) wuxu yidhi :” Midkiina Muu Rumeyn  Ilaa Uu La Jeclaado Walaalkii Waxa Uu Naftiisa La Jecel Yahey”

Waxa Kale Oo uu Xadiisal Qudsi ku yidhi :” Allah Wuxu Garabkiisa yahay Adoonka Inta Uu Isna Walaalkii Garabkiisa yahay”.

Farxadaadu waxay dhamaystirmaysaa marka walaalka farxad ku jiro, laakiin marna ka ilaali walaalka in farxadaadu ay isaga murugo u noqoto.

 

Leave a Reply