Hargeysa(Solna)- Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee JSL, Cali Ibraahim Jaamac (Baqdaadi) baanka dhexe ee Somaliland ayaa ka warbixiyey kor u kac ku yimid qiimaha Shilling-ka Somaliland, iyaga oo is bar-bar dhig ku sameeyey waddamada Sicir bararku uu ka jiro iyo sababaha keenay hoos u dhaca iyo kor u kaca lacagaha.
Warsaxaafadeed uu soo saaray Guddoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland Cali Ibraahim Jaamac ( Baqdaadi) oo soo gaadhey website-ka wargeyska Dawan ayaa u dhignaa sidan:-