Daawo:– Xildhibaan Ciidamadda Amaanka Ugu Baaqay Inay Soo Qabtaan Gacan-ku-dhiigle Ka Baxsaday Jeelka Buuhoodle

0
551

Hargeysa (Dawan) Xildhibaan Cabdixakiin Faarax Cumar Budeeya kana mida mudanayaasha golaha guurtidda Somaliland oo maanta qaybo warbaahinta ka mida kula hadlayay gudaha magaalada Hargeysa ayaa ciidamada amaanka ugu baaqay inay soo qabtaan gacan ku dhiigle ka baxsaday jeelka dhexe ee magaalada Buuhoodle

Halkan Ka Daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here