Daawo:– Golaha Guurtidda Somaliland oo U Yeedhay Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga

0
464

Hargeysa (Dawan) Gudi hoosaadka nabadgeliyada iyo difaaca qaranka Somaliland ayaa u yeedhay wasiirka wasaaradda gaashaandhiga mudane Ciise Axmed Yuusuf (Xawar).

Kulan saacado badan qaatay kadib waxaa warbaahinta si wada jira ula hadlay gudoomiyaha gudi hoosaadkaasi xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Ilkacase iyo wasiirka wasaaradda gaashaandhiga Ciise Axmed Yuusuf Xawar

Halkan Ka Daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here