Magaaladda Borame Oo Laga Hirgeliyey Geerash U Shaqayn Doona Hab Ka Duwan Hababkii Hore.

0
925

Borame(Dawan)magaaladda Borame ee xarunta gobolka Awdal ayaa laga hirgeliyey geerash u shaqaynaaya hab casri ah , isaga oo ku shaqaynaaya habka IT-ga .

Geerashkan cusub ee laga hirgeliyey magaaladda Borame waxa xadhiga ka jaray Badhasaabka gobolka Awdal  isaga oo kormeeray qaybaha kala duwan ee Geerashkaasi iyo habka uu u shaqaynaayo, isaga oo warbixino ka dhegaystay maamulka Geerashkaasi oo ka warbixiyey habka uu geerashkani u shaqaynaayo.

Geerashkan ayaa ku shaqaynaaya qalab cusub oo ay isugu jiraan Koombiyuutaro iyo qalab kale oo dalkan Somaliland ku cusub.

Hoos Ka Daawo Muqaalka Warkan.

Leave a Reply