Wasaaradda Horumarinta Maaliyada Somaliland Oo U Guuraysa Nidaam Cusub ,Kana Guuraysa Nidaamkii Hore Ee Maaliyadeed .

0
682

Hargeysa(Dawan)Wasaaradda Horumarinta maaliyadda Somaliland ayaa magaaladda Hargeysa tabobar uga furtay Agaasimeyaasha Maamulka iyo Lacagta ee wasaaraddaha dalka , iyada oo la baraayo Nidaamka cusub ee Nidaamka Maaliyadda ee Is Wada , kaas oo ay Somaliland kaga guurayso nidaamkii hore ee gacanta lagu wadi jiray ee xisaabaadka lagu soo saari jiray.

Agaasimaha Waaxda PFM ee wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Somaliland Xasan Faarax Maxamed ayaa sharaxaad ka bixiyey Nidaamka cusub ee Maaliyadda Iswada  , kaas oo uu ku tilmaamay mid isaga oo masuul waliba xafiiskiisa fadhiya uu kusoo gudbinaayo Foojarada lacagaha.

Hoos Ka Daawo Muqaalka Warkan.

Leave a Reply