Guddoomiyaha Gobolka Sool Oo Kormeer Ku Tegey Wasaaraddaha Dawladda Ee Gobolkaasi.

0
651

Laascaanood(Dawan)Guddoomiyaha Gobolka Sool Cabdiqani Maxamuud Jiidhe Ayaa Kormeer Ku Tegey Wasaaraddaha Dawladda Ee Gobolkaasi, isaga oo kulano kula qaatay xarumaha Wasaaradduhu ku lee yihiin magaaladda Laascaanood isu duweyaasha gobolkaasi.

Leave a Reply