Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qasriga Madaxtooyada Somaliland Ku Qaabilay Madaxweynaha Dawlad Degaanka Somalida Ethiopia+Sawiro.

0
668

Hargeysa(Dawan)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Mudane Musfate Muxumed Cumar oo safar shaqo ku yimid Jamhuuriyadda Somaliland.

Waxaanay ka wada hadleen labada madaxweyne iskaashiga ganacsi, iyo isdhex-galka labada shacbi ee walaalaha iyo deriska ah, ujeedada safarka madaxweynaha dawlad deegaanka Soomalida ayaa la xidhiidha dhagax-dhiga wadada Berbera Corridor oo maanta laga dhagax-dhigay duleedka caasimada Somaliland ee Hargeysa.

Image may contain: one or more people, people sitting and indoor

Image may contain: 13 people, people smiling, people standing and suit

Image may contain: 1 person, smiling, suit

Image may contain: 4 people, people standing and suit

Image may contain: 6 people, people standing and suitImage may contain: 2 people, people sitting and suit

Image may contain: 1 person, standing and indoorImage may contain: 5 people, people standing, suit and indoorImage may contain: 1 person, outdoorImage may contain: 2 people, people sitting and indoorImage may contain: 7 people, people smiling, people standing, suit and weddingImage may contain: 3 people, people sitting and suitImage may contain: 4 people, people sitting and indoorImage may contain: 1 person, sitting, table and indoorImage may contain: 2 people, people sitting and outdoor

Leave a Reply