Hargeysa(Dawan)Marwo Adna Aadan ismaaciil oo ka mid ah weftigii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ee Jamhuuriyadda Gini socdaalka ku tegey ayaa warbaahinta Caalamiga ah warbixin ka siisay Guulaha Siyaasadeed ee safarkaasi, mar ay maanta kula hadlaysay warbaahinta Dalka Ethiopia.