Nacasku Waa Qofka Danaysta Ah!

0
1247

Hogaamiyihii Naasiga ahaa ee Jarmalka dagaalkii labaad Hitler ayaa maalin la weydiiyay qofka dadka ugu liita? Waxaana uu ku jawaabay “ Waa qofka kugu kaalmeeya inaad dalkiisa qabsato”.  Waa Nacaska dhaafsanaya dalkiisa iyo dadkiisa lacag yar oo uu siinayo cadawga dalkiisa iyo dadkiisa la wareegaya.

Waxa kale oo nin caaqil carbeed ah la weydiiyay waa imisa da’daadu.. waxaana uu ku jawaabay waxaan ahayd 40 sano. Markii toban sano ka soo wareegtay ayaa haddana la weydiiyay da’diisa waxaana uu ku jawaabay waxaan ahay 40- sano.. dadkii oo yaaban ayaa ku yidhi oo 10 sano ka hor ayaad noo sheegtay da’dan waa side?.

Waxaan uu ku jawaabay waxaan ahayn nin weyn “ waxaan ka baqayaa inaan hadalkaygii hore aan idiin idhi in aan bedelo “ Xikmad waa inaad had iyo jeer ilaaliso odhaahda iyo balanka aad dad la gasho, haba ahaado arrin adiga kugu adag.

 

Leave a Reply