Wararka Dalka Cisbitaalka Guud Iyo Jamacada Hargeysa oo Bilaabay Barnaamijka Kor Loogu Qaadayo Aqoonta Dhakhaatiirta By admin - September 15, 2019 0 635 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargeysa(Dawan):- Jaamacadda Hargeysa iyo Cisbitaalka guud ayaa wada bilaabay barnaamij kor loogu qaadayo aqoonta dhakhaatiirta. Haddaba Barnaamijka ay wada bilaabeen Jaamacadda Hargeysa iyo Cisbitaalka guud halkan kaga bogo.