Munaasibad Loo Qabtay Ardayda Xarunta Agoomaha ee Gabilay

0
507

Gabilay(Dawan):- Munaasibad si wayn loosoo agaasimay ayaa loo qabtay ardayda xarunta Agoomaha ee magaalada Gabilay.

Munaasibaddan oo ay ka qayb galeen masuuliyiin heer qaran,gobol iyo degmo iyo madaxda xarunta agoomaha ee Gabilay iyo weedhihii laga yidhi halkan ka daawo.

Leave a Reply