Xikmadaha

0
3510
  • Haddii dhibic biyo ah ku dhacdo Balli, muuqeedu wuu luma, haddii ay ku dhacdo caleen Ubax ah, aad ayay u iftiinta; Dhibicdu waa isku mid; laakiin weelka ay ku dhacday ayaa isbedelka keenaya.
  • Qofka beera edaab & akhlaaq wanaagsan wuxuu gurtaa midhaha xushmada iyo jaceylka dadka u hayaan
  • Marnaba ha yareysan naftaada, haddii weynaan iyo xoog wax taraan Maroodiga ayaa ahaan lahaa Boqorka Xayawaanka!
  • Biyuhu waa waxa ugu jilicsan hadana waxay dilaaciyaan dhulka, waxayna dhaqaajiyaan dhagxanta, waxay dejin karaan Markab, tani waxay muujisay in dabacsanaan & deganaan aad kaga guuleysan karto wax aad u adag
  • Ku cibro qaado khaladka dadka kale ay sameeyeen si aanad ugu dhicin oo aad isaga ilaaliso.
  • Dhageeyso wanaada dadka kale sababtoo ah qofka kuwaaniya waxaa laga yaabaa inuu hore u soo maray arinka uu arinka uu kaa waaninaayo ama uu ogyahay dhibka ka imaanaya.

Leave a Reply