Kulan Lagaga Hadlayey Siyaadad Badeedda Somaliland ayaa Lagu Qabtay Magalada Hargeysa

0
672

Hargeysa(Dawan):- Kulan hawleed lagaga hadlayay siyaasad baddeeda Somaliland,ayaa lagu qabtay Hargeysa.

Kulankan oo ahaa mid si wayn loogu lafa guray siyaasad baddeeda Somaliland oo ay ka soo qayb galeen madax kala duwan oo dhammaantood ka hadlay siyaasad baddeeda Somaliland.

Haddaba warkaas oo dhammaystiran halkan ka daawo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here