War Deg deg ah:Sadex Caruura oo Ku Geeriyooday Dab Ka Kacay Guri Ay Ku Jireen

0
449

Boorama(Dawan):- Sadex Carruur ah ayaa ku geeriyooday guri ku yaalla xaafadda Jarka ee magaalada Boorama ka dib markii guri sandaqad ahi ku gubtay.

Saddexda carruurta ah oo dhammaantood hablo ahaa isla markaana aad u yar yaraa ayaa dhammaantood ku geeriyooday dabka ka kacay gurigooda oo shuf beelay.

Haddaba warkaas oo faah faahsan halkan ka daawo.

Leave a Reply