Xikmadaha

0
618
  • Ha u murugoon dunida iyo waxa dhexyaall, dhamaanteen waxaan nahay marti
  • Ha murugoon, waayo waxay sababtaa in uu jidhkaagu diciifo.
  • Hana noqon mid wakhti kasta doorbida waxay naftiisu jeceshahay oo keliya.
  • Isku day inaad u ixtiraamto dadka kale sidaad u jeceshahay in laguu ixtiraamo.
  • Dadku waxay kugu jeclaadaan wanaaga aad samayso.
  • Jaarkaagu wuxuu kugu jeclaanayaa , waji furfurnaan , dhaqan wanaagsan.
  • Allaha wuxu jecel yahay kan ugu cabsida badan
  • U fur qalbigaaga wax kasta oo wanaagsan.
  • Ka xidh indhahaaga wax kasta oo xumaan ah , waad liibaaniye

Leave a Reply