Hay’adda Shaqaalaha Dawladda oo Bilaabay Wajiga Labaad ee Shaqaalaha Dawladda

0
426

Hargeysa(Dawan):- Hay’adda Shaqaalaha Dawladda ayaa bilawday wajiga labaad ee Shaqaalaha dawladda oo si rasmi ah uga bilaabmay xarunt Hay’adda shaqaalaha dawladda ee Hargeysa.

Hawl wadeenada hay’dda shaqaalaha dawladda ah oo ka hadlay hannaanka ay u diiwaan gelinayaan wajiga labaad ee shaqaalaha dawladda ayaa sheegay in ay diiwaan gelinayaan shaqaalaha dawladda ee aan wajigii koobaad lagu diiwaan gelin.

Waxaa  kale oo iyaguna ka hadlay qaar ka mid ah shaqaalaha la diiwaan gelinayay.

Haddaba warkaas oo faahfaahsan halkan ka daawo

Leave a Reply