Kulan Hawleed lagu Dersayo Hannaanka Adeeg Bixinta oo Hargeysa Lagu Qabtay

0
445

Hargeysa(Dawan):- Kulan hawleed lagu dersayo hannaanka loo bixiyo adeegyada dawladda ee arrimaha Bulshada oo ay wada jir u soo wada qaban qaabiyeen qaar ka mid ah wasaaradaha dawladda iyo Hay’adda HAVAYOCO,ayaa lagaga wada hadlay bixinta adeegyada arrimaha bulshada.

Haddaba kulan hawleedkaas oo ay ka soo qayb galeen wasaarado ka mid ah xukuumadda,Havayoco,iyo bulshada loo adeegayo halkan hoose ka daawo.

Leave a Reply