Madaxweyne ku xigeenka oo Daah Furay Shirwaynaha Hirgelinta Kootada Haweenka

0
431

Borama(Dawan):- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaacii Saylici,ayaa daah furay shirwaynaha hirgelinta kootada Haweenka.

Shirwaynahan oo ka furmay xarunta gobolka Awdal ee Boorama ayaa lagu lafa guri doonaa hirgelinta kootada haweenka ee goleyaasha deegaanka iyo wakiilada.waxaana daah furkiisa hadal ka jeediyay Madaxweyne ku xigeenka qaranka Somaliland.

Haddaba warkaas iyo hadaladii laga yidhi halkan ka daawo.

 

Leave a Reply