Xubnihii Ka Soo Shaqeeyay Heshiiska Beelaha Ceel Afwayn Wada Gaadhen Ayaa Soo Dhaweeyay Heshiiskas

0
463

Hargeysa(Dawan):- Xubno madaxdhaqameed iyo Haldoorka Somaliland isugu jira oo hore uga soo shaqeeyay nabadaynta Beelaha Ceel-afweyn,ayaa si wayn usoo dhaweeyay go’aankii nabadeed ee Ceel-afweyn lagaga dhawaaqay.

Haddaba warkaas oo faah faahsan halkan ka daawo.

Leave a Reply