Guddoomiyaha Hay’adda u Diyaar Garawga Aafooyinka iyo Kaydka Raashinka oo ka Hadlay Roobabkii Dalka ka Da,ay

0
400

Hargeysa(Dawan):-Guddoomiyaha Hay’adda u diyaar garawg Masiibooyinka iyo kaydka raashinka Faysal Cali Sheekh,ayaa ka hadly roobab lagu diirsaday oo guud ahaan gobolada dalk ka da,ayay maalmihii u dambeeyay.

Waxaanu sheegay in roobabkaasi ay ahaayeen roobab ku soo beegmay dabayaaqadii dayrta isla markaana dalka guud ahaan ay si wanaagsan uga da’een dalka intiisa badanna ay heleen.

Guddoomiye Faysal Cali Sheekh oo maanta xafiiskiisa kula hadlay wrbaahinta,ayaa ka war bixiyay deegaanada roobabkii ugu dambeeyay ay heleen.

Haddaba warkaas oo faah faahsan halkan ka daawo

Leave a Reply